Sayid moxamedow gabay adigaa saayid ku ahaaye Adigaa silsilad iyo kuxiray suunbiroo adage Marseh hadii an seeraha kafuray waa sawirayaaye Waxa kan beledka somaal kadhacay waa samuudnimo’e Saadada lalaayeyo duqay seefta lagu jiido. Sifaha dhaqanka iyo diintiyoo laga salguuraayo Sowjadaha dhoofaaya iyo dumarkan sooyaamay Dec 23, 2011 · Wali waxaa socda xaflado is daba joog ah oo lagu badhitaarayo guusha la gaadhay. Dadka oo dhammi waxay isu diyaarinayaan sidii ay kulankaa qiimaha leh uga qayb gali lahaayeen. Hase ahaatee kulankani wuxuu dareen gaar ah u samaynayaa Guulwade Mataan oo ah marti sharafta koowaad ee xafladda. Kuwii ugargaarey sanaawiye islamka gabay . Haduu gabalkoodii dhacay guulma gaarayaal . Oo guxushkii ugu weynaa qolokale daraad ugalay . Gacalka inaan layno gardarey umuuqataa . Gaal maxaa loogu yiri geesigii shariif . Guusha aan gaarney sowkii gardaadin jirey . Sowkii xaqlasoo gamiyo garabka noo aha . Anugu garanmaayee goormuu islaamkla gabay Hargeysa (Dhamays) - Kulan afur ah oo looggu magac daray Fooraha Guusha WADDANI isla mar ahaantaana hoggaamiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Md.Xirsi Cali Xaaji Xasan uu ku maamusayey qaar ka mid ah xoogaga dhallinyarada Xisbigaasi ee xilalka kala duwan ka haya, ayaa caawa ka qabsoomay hotel Ambassador ee Hargeysa.Nov 13, 2007 · I also agree with you that one can atempt to translate but difficult to make the original sense. Our language is rich language , according to social scientist some language are declining, Enlish people are declining in birth rate but english language is the language of the world today. therefore, its as who should fertilize our language, so the younger generation learn more about ther custom ... Jan 02, 2016 · Waxaan heegan ugu jira koru qaadida iyo ilaalinta diinta, dhaqanka iyo afka. sidoo kale dhiirigalinta bulshadu waa nolol maalmeed kayga. "Hadhka maalineediyo habeenkii waxaan haybiyaa samaha Hadaad hesho guul Hamabalyadaan dira Hadaad is hilmaanto Adaan Ku hawlgala Intaa Ku hiirtaamaya Adna waad iga heshaa Sidaan hiilkugu ahay Dhiirin ban Ku hibeeya Hubaal runta Kugu sada"
15) Illeen waayahaa gabay. 16) Nin guyaystay baa yidhi. 17) Adigays gumeeyoo. 18) taadii ka gaabshoo. 19) Nafta geed ku laaloo. 20) Gabalkuna markuu dumo. 21) Guri jaan huluushoo. 22) Garaabada ku ruugoo. 23) Waagana gamaayee. 24) Adigays gumeeyoo. 25) Nafta guul u diidee. 26) Ha guhaadin waayaha. 27) Goblan talo aduunyoo. 28) Maahmaah guuna ... guusha dhabta ah waa tan timaada guuldarooyin badan kadib! Posted by Iftiinshe on December 2nd, 2016 Shan sano ayuu jirey markii aabihiis geeriyoodey, 16sano markii uu gaareyna wuxuu ka tegey waxbarashada. 17 jir markii da’disu ahayd waxaa laga eryey afar shaqo, sanad kadibna wuu guursadey.
Welcome! Log into your account. your username. your password Aug 20, 2012 · Al Qaeda is the mother of the holy war in Somalia,” says Muktar Robow, front, a commander of the Shabab militia in Somalia, After once denying or downplaying links to the terrorist network, a senior leader of Somalia’s most notorious Islamic militia now acknowledges that his group has long-standing ties to Al Qaeda and says he is seeking to forge a closer relationship. Aug 16, 2017 · Sababta ugu muhiimsan ee keentay guusha ay gaartay Norway ayaa ah inay dowladu aaminsantahay haddii uu ruux danbi galo qaladka dowladda ayaa iska leh waayo waxay ahayd inay dowladu wax ka qabato arinta ruuxaan falkaan ku xambaartay. Dowladu waxay xoogga saartaa inay shacabkeeda barto xaqqooda iyo meel ay u doontaan waxa ka maqan.
Sep 26, 2014 · Faysal Farax oo orodka walaalkii ka daawanayey Televishonka magaalada Wajaale ee xadka Somaliland iyo Ethiopia, aya sheegey in uu ku faraxsanyahay guusha walaalkiis uu gaaray. Faysal Farah, who was watching his brother's race on television in Wajaale on the Somaliland/Ethiopia border, said that he is happy with the victory his brother achieved. Buur-madaw Dib Ha Isu Xisaabiyo ( Abdi-Shotaly).- Wixii dhabta ahaa, ee aad soo aragtay ama lugta ku soo dhufatay, ee taariikh-diisa ahayd, waayo'aragnimaddii uu soo maray, taas oo uu ka Monday, October 29, 2018 Ujeedooyinka Qarsoon Ee Isku Darka Wasaaradaha Xannaanada Xoolaha Iyo Kalluumaysiga Iyo Miisaaniyadda 2018- Waraysi gaar ah oo uu i siiyay mid ka mida shaqaalihii Wasaaradda ... Dec 24, 2020 · Gabay muxuu ahaa '' B 'dhinaca kan' Daafaca Dunida '? 154. Muxuu ahaa magaca dhexe ee Michael - John, James ama Joseph? 155. Waa maxay albumkii 1982 ee noqday albumkii ugu fiicnaa ee abid soo mara? 156. Immisa jir ayuu ahaa Michael markuu murugeysanaa dhintey sanadkii 2009? 157. Run ama been: Michael wuxuu ahaa kii siddeedaad ee toban carruur ... Hoos ka Daawo amma ka dhegeyso Gabayga GUUSHA EHELKEEDA iyo Abwaan Maxamuud Haybe Abwaan Maxamuud Haybe oo kamida hal-abuurka Somaliland, ayaa Gabay uu si weyn ugu ammaanay u tiriyey Safiirka Somaliland ee Dalka Kenya Ambasadoor Baashe Cumar, waxaanu si qoto dheer ugu qeexay dedaalka iyo juhdiga uu safiirku geliyey horumarka dalkiisa iyo dadkiisa.
La soo hadhin guusha Mujaahid Cali Banfas “Markaa, waxaan la yaabay ninka kolkuu dhashay, halkuu ku dhashay, halkuu ku tacliin qaatey iyo halkuu ku dhamaystay intiiba la ogyahay.Halkuu u dhintay ee uu u xabaal-galayna ay halkan tahay [Somaliland], een haddana cidiba xasuusan wayday, ayaa aniga oo da’daas ah aan la fajacsanahay.!! 33. Raggan qaadka uun hiigayaa gabay halkoodiiye. 34. Iyagaa halbowlaha jaroo heerey qarankiiye. 35. Iyagaa iswada hiifayoon laba hishiineyne. 36. Iyagaa halkii aad tagtaba hadal ka joogaaye. 37. Iyagaa qabiilka u halgama tol iyo hayb’haybe Jan 06, 2019 · Gabayga Iftiinkii-Guusha & Abwaanad Roda Ibrahim C. Gurey (Afjano) - Duration: ... Gaf Rageed waa gabay qiima badan, waxaa tirisay abwaanadda Hodan Sheekh Cumar (Hodanwiilo) - Duration: 6:09. Rag gaashaan bir weeyiye kolkuu, guusha dhicinaayo. Wuxuu gebi dhacleeyaba kolbuu, goolka dhalliyaaye. Kama gaadho geed sare nimaan, tacab ka gaadhayne. Guul ooman waxa loo dhaxaa, geediyaal badane. Guyaal badan waxaa loo maraa, guuro bahaleede. Gidaar adag waxaa laga jafaa, gebi ku xeernaaye. Gocondhiyo mar baa gaade badan, garab ku gooyaaye A must WatchSirta Nolosha By Hadraawi in Somali and English Jun 18, 2019 · Guusha ay xoriyada ka gaartay Soomaalida waxaa ay soo martay Marxalado kala duwan waxaana ugu cadcadaa 13 dhalinyaro ee dhisay Ururkii SYL, waxaanse marnaba aysan Taariikhdu Iloobi doonin Halagamayashii kale sida Sayid Maxamed C/dulle Xasan, Axmed Gurey, Xaawo Taako iyo kuwo kale oo taariikh iyo xusuus dheer ku leh Taariikhda Dalkeena ... Wararka; HORDHAC: Banadir Vs Galmudug: Waa Kuwee Furayaasha Guusha Labada Dhinac , Min Sedex Arin Ayaa Kala Caawineysa.anigana masaladayda gabay midhaha luuqdayda . maansada dareenkayga waa inaan ku muujaaye. Alle mahade maal iyo nasii da iyo mood yaale. inagaa madhoodhaynaynee magane noo dhiibye. milayoo degaankii sibaa loo madiidimaye . madheedhka iyo dhabigii yaraa mudhada duurkiiye. gumushkii macaanaa gacaydh malafsigii ayda. hohobtoo la muudmuudsan jiray ...
Sawaxankii guusha Sarkeeda yaa ku jaray Inay sino yaraatoo Ceesaan seenyo ah la moodo ***** Maansadani halkaasay igaga dhantahay . Maanso Baroor Diiq, Duco iyo ... Silsiladda Taariikhda Islaamka Siira: Taxanaha Taariikhda Islaamka oo ka Kooban 12 Qeybood. Qore: Sheekh Cabdirisaaq Macalin Abshir (Musanif) Qiimaha Taariikhda Xalqadaha ay ka kooban yihiin Silsilada Taariikhda Islaamka. guusha dhabta ah waa tan timaada guuldarooyin badan kadib! Posted by Iftiinshe on December 2nd, 2016 Shan sano ayuu jirey markii aabihiis geeriyoodey, 16sano markii uu gaareyna wuxuu ka tegey waxbarashada. 17 jir markii da’disu ahayd waxaa laga eryey afar shaqo, sanad kadibna wuu guursadey. 33. Raggan qaadka uun hiigayaa gabay halkoodiiye. 34. Iyagaa halbowlaha jaroo heerey qarankiiye. 35. Iyagaa iswada hiifayoon laba hishiineyne. 36. Iyagaa halkii aad tagtaba hadal ka joogaaye. 37. Iyagaa qabiilka u halgama tol iyo hayb'haybeSirta guusha Sheeko xikmad leh: Sirta guusha waxaa jiray wiil dhalin yaro ah kaas aad u jacelaa inuu mar noqdo qof guuleysto, balse ma uusan garaneyn sida uu ugu guuleysan lahaa waxa uu doonayay inuu gaadho oo ah guul. maalin ayuu la kulmay nin oday ah oo waayo arag ah, noloshana wax badan ka soo arkay Wiilkii odaygii waayo araga ahaa ayuu la ... gabay oo xamili waayay taagnidii, indhihii ayaa nuurkii daqiiqad daqiiqad uga sii libdhay, anigoo maqane jooge ah oo ... wadada guusha. 16/10/2014 16/10/2014 / mcc ...
Jul 04, 2016 · Home » Technology » Gabay ku saabsan Malinta Ciida. Monday, July 4, 2016. Gabay ku saabsan Malinta Ciida ... Astamaha ku diidi kara inaad Guusha Gaadho.